Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 009 ee 30-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddoomiye Ku-xigeenka Ku-meel-gaarka ah ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo. Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasiirka Waasaradda … Continue reading Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)